Peter Pan waxaa weeye will aan rabin inuu waynaado. Markuu hooyadii waayey ayuu caruurnimadiisa waayey, oo ay ka halowday. Riyooyinkiisa way is badaleen oo waxay noqdeen kuwa xun, xun oo adag. Lakiin wuxuu hiigsaday asagoo caawimaad ka helaya riyoyinka wanaagsan meel uu u baxsado. Meeshaas waxaa u suurta gashay inuu ka helo saaxiibo wanaagsan oo fiifiican, kuwaasoo ku dhiirigaliyay inuu naftiisa aamino.
Waxaa kasoo qeebgali kara yar iyo waynba, dhagoole iyo kuwa wax maqlaba, dhamaan way ka soo qeeb gali karaan. Waa jilitaan dhaqdhaqaaq iyo muuqaalba leh.
Peter Pan wuxuu ku matalayaa waqtigan casriga ah, qaab sixir iyo khiyaali ah. Peter Pan wuxuuna u matalayaa qaab dhakhdhakhaaq iyo billa hadal ah.
Luuqada: waxaa lagu jilayaa hadal iyo calaamad laáan.
Jilayaasha waa:
Amina Ouahid, Mette Marqvardsen, Ace Mahbaz iyo Niklas Älgen Andersson.
Soosaarista iyo farsameenta:
Ramesh Meyyappan
Wuxuu ku haboon yahay:
caruurta sideed 8jir ilaa wixii ka wayn, iyo qoosaska iyo dadka waa wayn.
Luuqada: waxaa lagu jilayaa hadal iyo calaamad laáan.
Qiimaha: cauurta iyo dhalinyarada da´doodu tahay ilaa 20 jir waa 20kr, hawlgabka waa 50 kr, dadka waawayna waa 100kr.
Wakhtiga oo soconayo waa 1 saac iyo 15 daqiiqo oo aan joogsi lahayn.